Daawo Sawir Cajiib ah oo laga sameeyay Hogaamiyaashii ku shiray Kismaayo

Daawo Sawir Cajiib ah oo laga sameeyay Hogaamiyaashii ku shiray Kismaayo


ADVERTISEMENTS
Magaalada Kismaayo dhawaan waxaa ka dhacay Shir ay yeesheen Madaxda maamul goboleedyada dalka, waxaana shirkan kasoo saaareen War Murtiyeed aan u cuntamin bulshada Soomaaliyeed shaki badana laga muujiyay.


Madaxda maamul goboleedyada ayaa sidoo kale Shirkaasi kaga dhawaaqay Golle ay ku mideesan yihiin oo Madax looga dhigay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, waxa ayna xubnahan u muuqdaan kuwa isku baheesanayo mucaarada dowlada Dhaxe.



Kaartooniistaha Soomaaliyeed Amiin Caamir ayaa sawiro cajiib ah ka sameeyay Hogaamiyaashan Kismaayo ku shiray, waxa uuna sawirkooda ku muujiyay dhagarta ay damacsan yihiin Hogaamiyaashan iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia oo hada waji cusub lasoo baxay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Sawir Cajiib ah oo laga sameeyay Hogaamiyaashii ku shiray Kismaayo
Posted by:galmada Net
Published :2017-10-19T01:49:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Sawir Cajiib ah oo laga sameeyay Hogaamiyaashii ku shiray Kismaayo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:49 AM and have 0 comments