Sideed ku garataa qofka ku jecel

Sideed ku garataa qofka ku jecel


ADVERTISEMENTS
Sideed ku garataa qofka ku jecel
Xakiim ayaa la waydiiyey Sideed ku garataa qofka ku jecel?
Wuxuu ku jawaabay Waa:
• Qofka dhibkaygu cusleeyo oo ka fekera xallinteeda
• Ka aan iga daalin ee ii dulqaata
• Gefka aan u gaysto iga cafiya
• I xasuusiya Rabbigay iyo inaan Xagga Allaah u laaban doono
• Kaas ayaa dhab ahaan ii jecel



Sideed ku garataa qofka ku jecel

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sideed ku garataa qofka ku jecel
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-29T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sideed ku garataa qofka ku jecel



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments