Iska Hilmaam Emraan Hashmi: Varun Dhawan Oo Kamid Noqday Xidigaha Sida Rasmiga Ah U Sameeya Baasho Ama Shumis Afka Ah

Iska Hilmaam Emraan Hashmi: Varun Dhawan Oo Kamid Noqday Xidigaha Sida Rasmiga Ah U Sameeya Baasho Ama Shumis Afka Ah


ADVERTISEMENTS
Fariidka Bollywoodka waa soo laabtay wuxuuna markaan la yimid door laba waji uu ku matalaayo waana filimka Judwaa 2 kaaso qeybtiisa hore la daawaday 90kii uuna Salman Khan hogaamineyay.

Hadaba sida caadada ah shumisa is baasheynta ah waxaa caan ku ahaa 90kii Super Star Akshay kumar balse qarnigaan cusub dhanka shaxaarnimada waa laga fariisiyay.

Kadib markii Emraan Hashmi si rasmi ah shaashada ugu soo bandhigay Baasho loo wada jeedo iyo wixi lamid ah.

Hadaba Varun Dhawan ayaa markaan liiska xidigaha sida rasmi ga ah baashada ugu matalaan shaashada kusoo biiray, si aad u aragto fadlan halkaan hpose ka daawo sawirada iyo waliba aflaamta uu ku matalay isbaasheynta kala duwan.



Main Tera Hero:(Varun Dhawan iyo Ileana D’Cruz Oo Is Baasheynaayaan)

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Iska Hilmaam Emraan Hashmi: Varun Dhawan Oo Kamid Noqday Xidigaha Sida Rasmiga Ah U Sameeya Baasho Ama Shumis Afka Ah
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-25T03:23:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Iska Hilmaam Emraan Hashmi: Varun Dhawan Oo Kamid Noqday Xidigaha Sida Rasmiga Ah U Sameeya Baasho Ama Shumis Afka Ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:23 AM and have 0 comments