DAAWO: Maroodi Jid Gooyo, Boob Iyo Dhac U Geystay Gaari Khudaar Ku Raran

DAAWO: Maroodi Jid Gooyo, Boob Iyo Dhac U Geystay Gaari Khudaar Ku Raran


ADVERTISEMENTS
Maroodi gaajaysan oo aad u weyn ayaa boob iyo dhac u gaystay gaari kuwa xamuulka qaada ah oo siday, baradho qoyan oo markaas uun laga soo qaaday beertii ay ka baxday, waxaanu maroodigan oo jid gooyo ku sameeyay gaariga siday baradhadu daadshay kadibna boobay.


Shilkan ayaa ka dhacay kaymaha dhul beereedka Garhbeta ee gobolka Westiga Bengal Indiya, 

waxayna dadkii khudaartaan u rarneyd ay isku dayeen in ay ka difaacaan maroodiga, hase ahaatee ka dhega adeegay digniin iyo baaruuda qaraxda oo ay ku rideen.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO: Maroodi Jid Gooyo, Boob Iyo Dhac U Geystay Gaari Khudaar Ku Raran
Posted by:galmada Net
Published :2017-08-04T00:05:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Maroodi Jid Gooyo, Boob Iyo Dhac U Geystay Gaari Khudaar Ku Raran



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:05 AM and have 0 comments