XAWADA WIILKA IYO TAN GABADHA

XAWADA WIILKA IYO TAN GABADHA


ADVERTISEMENTS
Waxaynu hore u soo sheegnay in xawadaY ay tahay ta uu wiilku ka dhasho, halka X ay tahay ta ay gabadhu ka dhalato. Waxase jira waxyaabo kale oo ay ku kala duwan yihiin labadaasi nooc ee xawo:
– Xawada X waa ay ka madax ballaaran tahay xawada Y.
– Tirada xawada Y waa ay ka badan tahay tirada xawada X.
– Xawada Y waa ay ka firfircoon tahay ta X, ha yeeshee waa ay ka keyd yartahay, sidaa daraadeedna ka hordhiman ogtahay.
– Xawada X waa ay kaga adkeysi badan tahay ta Y Aysiidha cambarka.



XAWADA WIILKA IYO TAN GABADHA

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: XAWADA WIILKA IYO TAN GABADHA
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-25T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
XAWADA WIILKA IYO TAN GABADHA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments