Waxyaalaha laga aamminsan yahay (quraafaad) galmada iyo dahaarka unugga taranka (xuubka bikrada)

Waxyaalaha laga aamminsan yahay (quraafaad) galmada iyo dahaarka unugga taranka (xuubka bikrada)


ADVERTISEMENTS
Quraafaad badan ayaa galmada laga aamminsan yahay. Mid ka mid ah waxyaalaha caadiga ah ee la aamminsan yahay ayaa ah in uu unugga taranku leeyahay xuub bikro kaas oo dillaaca marka ugu horreeya ee gabadha loo galmoodo, dabadeedna uu dhiig ka yimaado. Xuub kuma yaallo gudaha unugga taranka ee dumarka. Laakiin billowga unugga taranka ee dumarka waxaa ku yaalla laab ah halka siilku ka billowdo. Waxaa loogu yeeraa dahaarka unugga taranka. 

Kaasi ma aha mid dillaaci karaa ama «la duleelin karo «, suurtagalna ma aha in la arko in ay gabari bikro tahay iyo in kale. 



Mar kastana dhiig ma yimaado marka ugu horreysa ee gabadha loo galmoodo. Daawo filimka Qof da’ yar oo gudan si aad u aragtid waxa berigi hore loogu yeeri jiray xuubka bikrada – haddana loogu yeero dahaarka unugga taranka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waxyaalaha laga aamminsan yahay (quraafaad) galmada iyo dahaarka unugga taranka (xuubka bikrada)
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-27T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waxyaalaha laga aamminsan yahay (quraafaad) galmada iyo dahaarka unugga taranka (xuubka bikrada)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments