VIDEO: Sacuudiga Oo Baadi-Goobayo Gabar Iska Soo Duubtay Muuqaal Ay Qaawan Tahay

VIDEO: Sacuudiga Oo Baadi-Goobayo Gabar Iska Soo Duubtay Muuqaal Ay Qaawan Tahay


ADVERTISEMENTS
Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa baaraysa, iskuna dayeysa inay soo hesho gabadh soo bandhigtay muuqaal ay iska soo duubtay iyadoo ay bannaantahay cawradeedu.

Gabadhu markii ay muuqaalkan iska duubtay waxay ku sugnayd meel aan gurigeeda ahayn.

Gabadhan oo lagu magacaabo “Khulood” oo ah dadka dharka xayaysiiya ayaa dadka la wadaagtay muuqaalkan oo ay iska soo duubtay iyada oo maraysa qalcadda taariikhiga ah ee Ushayqir.

Muuqaalkan ayaa dhaliyay dood kulul oo ay dadku ku wadaageen baraha bulshada, iyadoo qaar ka mid ah dadku ay ku baaqeen in la xiro maadaama oo ay jabisay shuruucda adag ee labiska ee ka jira dalkaas Muslimka ah.

Qaar kale oo ka mid ah dadka Sacuudiga ayaa ammaanay “geesinimada” gabadha.



VIDEO: Sacuudiga Oo Baadi-Goobayo Gabar Iska Soo Duubtay Muuqaal Ay Qaawan Tahay



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: VIDEO: Sacuudiga Oo Baadi-Goobayo Gabar Iska Soo Duubtay Muuqaal Ay Qaawan Tahay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-20T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
VIDEO: Sacuudiga Oo Baadi-Goobayo Gabar Iska Soo Duubtay Muuqaal Ay Qaawan Tahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments