Siyaalo kale duwan oo loo arko galmada

Siyaalo kale duwan oo loo arko galmada


ADVERTISEMENTS
Dadku way ku kala duwan yihiin sida ay u arkaan galmada oo qofba waa si. 

Dadka intooda badan marka ay weynaadaan ay guursadaan galmo way sameeyaan, iyaga oo xataa u samaynaya sababo kale oo aan ahayn in ay uur yeeshaan. 

In galmada wax wanaagsan loo arko waxay kordhisaa farxadda iyo dareenka laga helayo nolosha galmada. galamda waxaa gu fiican mida xalaasha ah tan xaaraanta ah cuduro ayaad ka qaadeysaa



Muhiimadda ay galmadu dadka u leedahay qofba waa si wayna kala duwan tahay wejiyada kala duwan ee nolosha. 


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Siyaalo kale duwan oo loo arko galmada
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-28T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Siyaalo kale duwan oo loo arko galmada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments