Noocyada galmada

Noocyada galmada


ADVERTISEMENTS
Caafimaadka in la isku galmoodo

Noocyada galmada

Si carruur loo dhalo waa in la isu galmoodaa galma xalaal ah labada is qabta. Galmo waxaa loola jeedaa in gus la geliyo siil. Waxayna qayb dabiici ah ka tahay noloshada galmada ee dad badan. Galmada noocan ahi waxay ka mid tahay waxyaalaha muddo kaddib yimaada. 

Qaar badan baa sameeya noocyo kale oo galmo ah ka hor inta aysan samayn golmada noocan ah ee guska iyo siilka lays gelinayo. Waxaa caadiyan dhacda in lays taataabto oo lays fareeyo – oo unugyada taranka la taataabto ama siilka la fareeyo – ka hor intaan caadi laysugu galmoon. 



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Noocyada galmada
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-27T22:36:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Noocyada galmada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:36 PM and have 0 comments