KHIYAANO DUMAR SINA UMA DHAMAATO (( Qiso Jaceyl)).

KHIYAANO DUMAR SINA UMA DHAMAATO (( Qiso Jaceyl)).


ADVERTISEMENTS
Dhalinyarada South Africa Iyo Jaceyl Maxaa Kala Haaysto {Qiso Jaceyl Naxdin Leh}

wiil Soomaaliyeed oo la ildaran jaceyl aay ku abuurtay gabar Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Uk taasi oo uu sheegay in aay qiyaameysay.

wiilkaan oo magaciisa ku soo gaabiyay Abukar halka gabadha aay iska barteen aalada Facebook ama weji book oo inta badan Soomaalida u adeegsato siyaabo kala duwan oo aay ugu horeyso calaf doon, ayaa wuxuu ku sheegay in lagu magacaabo Ayaan Maxamed Xasan.

Ugu horeyn waxaa aan Ayaan lehayn xariir socanayay mudo 8 bilood ah kaasi oo aan jacel wadaag ahayn halka ayada ila damacsaneyd qiyaano, wax jaceyl ah aynan ii qabin taasi oo u sabaab aheyd in aay iga galaafato hanti lacageed oo gaaraysa sideed kun dolar oo aan ka lahaa hanti aduun ayuu yiri Abukar.

Waxaa aay i waydiisatay lacag gaaraysa sideed kun doolar oo aay ii sheegtay in aay ka dhiganayso tikid iyo baashaal baashaal caadi ah. ka dhiganayso anigana waxa ku siiyay si fudud ma soo galin niyadayda in aay i qiyaamey doonto ayuu yiri Abukar kalsoonida aan ka heestay darteed.

Waxaa aan u hibeeyay nafteyda balse waxaa aay igu samaysey qiyaano aan ka soo kabsan dooniin mudo. ayuu yiri Abukar oo ku hadaaqay in aay qiyaamo dumur tahay mid lama ilaawana ragoow iska ilaaliya qiyaanada dumurka ayuu ku soo gaba gabeeyay Abukar hadalkiisa.

Waxaa Akhristaasha Sharafta leh ka codsanaynaa in aay wiilkaan Soomaaliyeed ee lagu sameeyay qiynada jaceyl iyo tan lacageedba la soo taliyeen waxaa uu ka yeeli arinkaasi la soo gudboonaday oo ah ah arin naxdin leh oo laga wada xumaado.



waxaa aan ogsoonahay in qiyaanada dumurka Soomaalida ee ku dhaqan dalalka reer galbeedka aay tahay mid aad ugu badan haweenka kale ku dhaqan qaarada sida africa aasiyo iy dalal kale oo aay ugu horeyn..

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: KHIYAANO DUMAR SINA UMA DHAMAATO (( Qiso Jaceyl)).
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-31T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
KHIYAANO DUMAR SINA UMA DHAMAATO (( Qiso Jaceyl)).



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments