HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”


ADVERTISEMENTS
 Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana kahor soo bixitaankiisa si weyn loo sugayaaa goos-gooskiisa kaas oo soo bixi doona waqtiyada soo socda.


Dhinaca kale heestan aan idinku hayno hoos iyo gebi ahaan filimka jacalka ah ee ay daadihinayan xidigaha kala ah Shahrukhan iyo Anushka Sharma ayaa muujinaya runtii sida uu jilaagani mar walba iyo da’a walba oo uu yahay uu diyaar ugu yahay in uu ku qanciyo jilayaashiisa mawduuc walba oo uu isleeyahay wuu xiiso gelinaya sida wajigiisa kamuqatana 


waxadba mooda in Shahrukhan uu gebi ahaanb a niyadiisa kasaaray in uu yahay 50 sano jir.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-21T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments