Haweenka Noocee Ah Ayuu Nin Waliba Ku Hamiyaa?

Haweenka Noocee Ah Ayuu Nin Waliba Ku Hamiyaa?


ADVERTISEMENTS
 Badanaa Raggu waxey Jecelyihiin dumarka quruxda badan xaqiiqdii, taa macnaheedu ma aha inaad u ekaato sida hablaha xayaysiiska quruxdooda oo kale,laakin ahaw mid quruxdeeda dabiiciga ah difaacata,hadana waa inaad taqaanaa quruxdaada masaaxada ay la’eg tahay iyo sidaad uga faa’iideysan karto,adigoo aanan sharaftaada ku xadgudbeynin ama jirdhkaaga banaanka soo dhigeyn.

Ku xisaabtan mar walba quruxdaadu waa hubkaaga,laakin ka fogow quruxda ka badbadiska ah,dhibaatada ay kuu geysaneyso ayaa ka badan faa’iidada ay kugu soo kordhineyso.

2. Maskax.

Dad badan waxey qabaan in caqligu uu qurux yahay, nimankuna aad ayey u soo jiidataa gabadha caqliga badan,ee maskaxdeedu shaqeysa. hadii aad tahay mid ka warheysa waxa ka socda hareeraheeda,taqaanana si ay u maareyso xaaladaha la soo dersa. Raggu aad ayey u jecel yihiin haweeneyda u tartanta iney wax la qaybsato, miiska soo saarta aragtida cajiibka leh.

3. Jidh isku qanacsan.

Inta badan raggu wey ka helaan haweenka qaab ahaan ku haboon,laakin waxey kaloo jecel yihiin haweeneyda shaqsi ahaan isku filan ee ku kalsoon nafteeda,islamarkaana qaadan karta go’aano wax ku ool ah ee ku saabsan nolosheeda,hadana aan jecleyn iney dad ku tiirsanaato.hadii aad intaas oo karti leedahay xagooda dahab ayaad ka tahay.

Halkaan ka Daawo Qaab Cusub oo Galmada ka mid ah
4. Hab nololeedka.


Isku dheelitirka hab nololeedku waa muhiim. Rag badan aad ayey uga helaan iney la kulmaan qof isku dheelitiri kara shaqadiisa,qoyskiisa,asaxaabta iyo qofka uu xidhiidhka jaceyl la wadaagayo,waxaana u sawiran haweenka madaxa banaan ee taqaan waxa ay dooneyso iyo yoolka ay hiigsaneyso.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Haweenka Noocee Ah Ayuu Nin Waliba Ku Hamiyaa?
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-06T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haweenka Noocee Ah Ayuu Nin Waliba Ku Hamiyaa?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments