Hamigii nafteydaay haween boqoradoodaay (Fariin jaceyl oo macaan)

Hamigii nafteydaay haween boqoradoodaay (Fariin jaceyl oo macaan)


ADVERTISEMENTS
Fariin gaaban oo ay idiin soo gudbineyso www.gaaloos.com waxa uu qeyb ka yahay Fariimaha ay shabakada   ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer .
Hamigii nafteydaay
Haween boqoradeeday
Hasaawe taan wadaagnee
Hami guur u qaadaay
Hoy in aan wada galno
Hanad ii xanbaartaan
Haminayaa macaaney
Hadal aan dhameeye
Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii rumeee
Haween boqoradeeday
Hubaal waan ku sugayaa
Hanti tan uga qaalisaney
Hadal aan dhameynee


Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii ruumeee

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Hamigii nafteydaay haween boqoradoodaay (Fariin jaceyl oo macaan)
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-16T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hamigii nafteydaay haween boqoradoodaay (Fariin jaceyl oo macaan)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments