Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habka Faarisiga Loo Yaqaan U Samee Ciyaarta….

Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habka Faarisiga Loo Yaqaan U Samee Ciyaarta….


ADVERTISEMENTS
 Rag badan ayaa ka sheegta biyaha durba soo booda marka ay sidaas ay malabyarowga u giliyaan xubinta haweenka taasi oo ku reebta cuqdad nafsiyan ah , inkastoo ay jiraan dawooyin la isticmaalo oo uu ugu caansan yahay kaniiniga Vega-ha la yiraahdo hadana waxa uu kugu reebayaa saameyn xoogan .

Heegan24.net  ayaa ku siineysa hab sahlan oo aan rajeyneyno in aad wax badan isag dareemi doonto marka aad raacdo tilmaamaha aan ku siineyno .

Ugu horeyn xiliga weerarka aad sameyneyso isu tababar in aad niyadaada ka saarto ciyaarta socoto oo ka feker howlo kale oo banaanka ah .

2- haku dheeraan in malabyarowga ku sii dhex jiro xubinta haweenka yacnii marka aad dareento in aad biyaha aad soo tuureyso soo bixi , daqiiqo naso ku laabo hadana la soo bax marka ay soo dhawadaan.
3- biyo qaboow isticmaal , marka aad joojiso garaacidda biyo qaboow ku dhaq ama shukumaan biyo aad soo giliso ku qabo , biyaha qaboow aan ku sheegaya ma ah kuwo baraf leh kaliya shukamaan qoyan , marka aad sidaasi sameyneyso ku laabo hadana garaacidda .

4-waxaad galmadaada u badashaa habka faarisiga loo yaqaan oo haweeneyda ayaa sara mareysa waayo taasi waxa ay yareyneysa cadaadis dhiiga ku soo shumabaya malabyarowga ee ka qeyb qaata howl galka galmada .


habkaan dabeciiga ah hadaad sameyso waxaan filayaa in biyihii durba soo boodayay in aad ka reysan doonto.



talooyinkan aan kusiinay qaado hadii aad dooneyso inaad si wanaagsan xaaskaaga isku barto
wixii talooyin ah si qaas ah ayaan kuugu siin doonaa E-mailka Hoos ku xusan Lasoo xiriir hadii aad u baahantahay caawinaad.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habka Faarisiga Loo Yaqaan U Samee Ciyaarta….
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-06T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habka Faarisiga Loo Yaqaan U Samee Ciyaarta….



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments