Galmada Miyey jecelyihiin Haweenka Uurka leh!!

Galmada Miyey jecelyihiin Haweenka Uurka leh!!


ADVERTISEMENTS
Kulanka saameyn dhab kuma laha haweenka uurka leh inta badan , waxa ayna taqaatiirta qaarkood ku taliyaan in loogu roonaado maadama dhalamada ay gacan ka geysaneyso waana in ay ahaataa mid jilicsan ciyaartaas.Balse maskaxda waxaad gilisaa in mararka qaar ciyaarta ay dhib u tahay caafimaadka haweneyda iyo uur ku jirkeeda waana hadii ay arimahaan jiraan .

1- Haddii haweeneyda horay uga soo daashay in ilmaha xilli hore kasoo dilmaan ( dhicis).

2- In finan ka soo baxaan minka hoostiisa taas oo keeneysa dhiig bax ugu

dambyeyntii ilmaha soo dhiciseynaya hadii haweeneyda bilaha ugu horeeya ku jirto.3- in biyaha dhalmada soo muuqdaan.

Sidoo kale haddii ninka uu qabo xanuunada galmada laga qaado sida hswaan dil dilaacyo daloolka malabyaroowga gala iyo afka hore taas oo keeneysa cun , sidoo kale Chlamydia oo ah Virus xubinta ku dhaca kaas oo keena in mararka qaar in xubinta shaqada gabto.











ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Galmada Miyey jecelyihiin Haweenka Uurka leh!!
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-31T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Galmada Miyey jecelyihiin Haweenka Uurka leh!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments