Fariimo Jaceyl Oo Macaan Udir Lamaankaga Aad Nolosha U Hurtid

Fariimo Jaceyl Oo Macaan Udir Lamaankaga Aad Nolosha U Hurtid


ADVERTISEMENTS
Calaacal : hadaba ku bilow sidaan
From : naf kuu oo man
Ku bilow aboowe/abaayo marka hore iga guddoon salaan sidato saxansaxo roobeed oo ugdgoon badan kaagana timid saableyda oo idil


Cishqigaan kuu qabo
Cawadiioo idil
Cindigaan ku hayaa
Caafimaad haddaan helo
Cindigeyga wuxuu tabaa
Guri inaan wadaagno
Galabtii alle keena
Garaadkaan kuu hayaa
Gacan wacan ii fidi
Haddaan garabka la i qaban
God caawa inaan u hoydaan
Go,aan ku gaaray
Galabtii alle keeno
Gabay gaagab sidaa

Fariimo Jaceyl Oo Macaan Udir Lamaankaga Aad Nolosha U Hurtid

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fariimo Jaceyl Oo Macaan Udir Lamaankaga Aad Nolosha U Hurtid
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-16T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fariimo Jaceyl Oo Macaan Udir Lamaankaga Aad Nolosha U Hurtid



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments