Dumarka neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay

Dumarka neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay


ADVERTISEMENTS
 Waxaa jira naago marka
loo galmoonayo soo
daadiya biyo sida kaadida
u eg ha kala
badnaadeenee, waxay soo
tuurayaan dhowr jeer
mana laha urka kaadida
laakin waxay ka soo
baxaan duleelka kaadida,
Maxaa sababa biyahaas,
waxaa jirta meel la
yiraahdo G­spot waa sida
qanjiir oo kale ku taalla
Cambarka naagta
gudihiisa naagaha
dareenkaas way ku kala
duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa
macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas,Inta badan
dadka waxay u malayaan inay kaadi
yihiin laakin marka la baaray waxaa
la ogaaday inaysan kaadi ahayn,
laakin ay soo maraan duleelka
kaadida, waxaa laga yaabaa inay


dhowr jeer soo daadiso inta galmada
socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo
naagahaas waa kuwa si daran u
macaansado galmada kumana xirna
gudniinka waayo waa dareen gudaha
laga dareemo.





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dumarka neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-05T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments