Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro baashaalka

Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro baashaalka


ADVERTISEMENTS
 Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu soo qaadan doona dhowr qodob oo ah waxyaabaha keena inuu qofku hore u biyo baxo.

1- Dhibaato nafsiyan ah qofka oo shaqo badan haya maalintii oo dhan kadibna marka uu guriga yimaado aan ka helin haweenaydiisa soo dhawayn aad u saraysa, in qofku uu kalsooni daro ka qaado haweenaydiisa ama gabadhuninkeeda aanay aad ugu kalsoonayn.
, qofka oo wakhtiga uu galmada bilaabayo dareema iskubuuq badan 

Halkaan ka Daawo Niiko Hot ah


Soojeedka habeenkii oo isaguna ka mida waxyabaha keena, iyadoo loo bahanyahay qofku inuu yareeyo soo jeedka faraha badan.


2- Qofka oo ay la soo darsaan dhibaatoyin xaga jirdhkisa ka mida ah kuwaas oo ay ka mid noqonayaan, qanjir xanuunka  xiniinta
oo ku xanuunta (prostate infective diseases) iyo cudurada ku dhaca maskaxda

3- Cabida sigaarku waxay qeyb weyn ka qaadataa dhibatadan in qofku uu xajin waayo biyaha wakhtiga galmada,sababtoo ah unugyada dhiiga qaada waxay noqdaan kuwo aad u yaryar 
markuu qofku sigaarka cabo, taasoo sababta in dhiiga qofku uu xoog u shaqayn waayo 
4- Cunista qaadka, waxa laga yaaba dad badan inay is waydiiyaan waa maxay sababta cunista qaadku ay biyo baxa u keento, qaadka oo ay ku jiraan maadooyin badan oo raacsan qaybta mukhadaradka (drug additctive) qofkumarka uu qaadka cuno waxa laga yaaba in hamiga uu u hayo inuu la galmoodo xaaskisu uu yahay mid aad u sareya (high capulation drive) lakin in ka yar 3 daqiiqo ama 2 daqiiqo ayuu qofku ku biyo baxaa  isagoo markiiba noqda qof hurdo hayso, taasna waxa ugu wacan cunista qaadka oo ah daroogo la dagaalamaysa jidhkena qofkuna aanu awoodin inuu marlabaad xaaskisa u tago.

5- arrintan oo ah tan ugu muhiimsan ee dhakhaatiirka caalamku isku raaceen inuu keeno biyo baxa deg dega ah 80% ayaa waxa loo yaqaan afka qalaad ama qofka oo isagu gacantiisa iskaga keena biyaha isagoo kali ah.

Waxa loo yaqaano ( siigada ) Waxaana la ogaaday in dhalinyarada ay ugu wacantahay in boqolkiba 70 ay ku keento dhibatadaasi biya baxa deg dega ah marka uu qofku guursado waxa loo yaqaano siigada.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro baashaalka
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-07T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro baashaalka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments