Dadka gooyay wadada makka almukarama maxay rabaan

Dadka gooyay wadada makka almukarama maxay rabaan


ADVERTISEMENTS
Isku soo bax rabshado wata ayaa waxaa uu ka socdaa Muqdisho, kaasi oo lala xiriirinayo dad ka careysan dhacdadii askarta ee shalay is dishay. 


Waxaa uu si gaar ah uga socdaa isku soo baxaase laamiga hormara hotel Dayax.

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee halkaasi yimid iyo maamulka dowladaba waxaan ugu baaqayaa inay xal nabadeed ku xaliyaan buuqaasi jira,


 ee ciidanka dowlada ka dhex bilowday. Shacabkana waa inay rabshada joojiyaan, oo ay dowlada ka sugaan guddiga ay u saartay arrinta waxa kasoo baxa.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dadka gooyay wadada makka almukarama maxay rabaan
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-30T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dadka gooyay wadada makka almukarama maxay rabaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments