DAAWO SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah

DAAWO SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah


ADVERTISEMENTS
 Xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ayaa sheegay in ay kulmeen xidigada aadka looga daba dhacay ee Kareena Kapoor ayadoo 9 jir ah wuxuuna waraysi uu siiyey mid kamid ah wargeysyada ugu caansan Bollywoodka uu ku sheegay in ay wada yeesheen wada hadalo cajiib ah wuxuna kaloo sheegay in ay aad iyo aad u qurux badnayd sidoo kalena ay lahayd 

Hamilooyin aad iyo aad cajiib u ah kuwaas oo la oran karo waxay sabab uyihiin meesha ay qalanjadan qurux badani taagan tahay maanta.



Sawiradaan ayaa sidaad hoos ku aragtidba waxay muujinayaan xidiga iyo xidigada oo wada sheekaysanaya waxaana wajiga Kareena kamuuqda qurux iyo xishood aan inaba caadi ahayn.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-21T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments