DAAWO: Dhismaha Jidka Soddanka Oo Wajiga Koowaad Lasoo Gabagabeeyay

DAAWO: Dhismaha Jidka Soddanka Oo Wajiga Koowaad Lasoo Gabagabeeyay


ADVERTISEMENTS
Wajiga koowaad ee dhismaha jidka soddonka ayaa dhowaan la soo gabagabeeyay, iyadoo furitaanka wadadaasi xariga ka jari doonaan madaxda sare ee dowladda.

Dayactirka lagu sameeyay jidka soddanka, gaar ahaan qeybta ku aadan degmada Hodon, ay ka leedahay bidka soddanka, waxaana harsan qeybaha kale ee masaafo aad u dheer ay harsan tahay.

Dhismaha wadadaan ayaa waxaa iska kaashanaaya maamulka gobolka Banaadir iyo ganacsatada Soomaaliyeed.

Jidka soddanka ayaa ah wado halbolwle u ah isu socodka magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee dalka dib loo dayactirin.









DAAWO: Dhismaha Jidka Soddanka Oo Wajiga Koowaad Lasoo Gabagabeeyay


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO: Dhismaha Jidka Soddanka Oo Wajiga Koowaad Lasoo Gabagabeeyay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-20T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Dhismaha Jidka Soddanka Oo Wajiga Koowaad Lasoo Gabagabeeyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments