Sawirro: Weerar Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Manchester.

Sawirro: Weerar Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Manchester.


ADVERTISEMENTS
Manchester-Qaraxa ka dhacay Hoolka “Arena ” oo ku yaalla Manchester ee lagu qabto Xafladaha Music-a  ayaa Booliska Ingiriiska waxa uu sheegay in ay ku dhinteen 22 qof  ugu yaraan halka 59 kale ay ku dhaawacmeen.

Xukuumadda Britain ayaa shaaca ka qaaday in ay ula fal galeyso weerarkaas in uu yahay Mid Argagixiso oo kale.

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa  ku tilmaamtay fal Naxdin leh weeerarkaasi.

Waxaa la hakiyay dhaq dhaqaaqyadii Boosteejada Tareenada ka baxaan ee u dhow meesha wax ka dhaceen.






Waxaa kaloo la joojiyay Ololihii Baarlamaaniga ahaa ee ka socday Magaaladaasi Manchester.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sawirro: Weerar Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Manchester.
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-01T18:37:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawirro: Weerar Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Manchester.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:37 PM and have 0 comments