Pooja Hegde Wey Iska Diiday Inee Kahadasho Filimkeeda Xigi Doona Ee Ay La Hogaamin Doonto Mahesh Babu!!

Pooja Hegde Wey Iska Diiday Inee Kahadasho Filimkeeda Xigi Doona Ee Ay La Hogaamin Doonto Mahesh Babu!!


ADVERTISEMENTS
Pooja Hegde waa mid kamid ah atariishoyinka manta fanka kucusub kuwooda ugu quruxda badan, xidigtaan waxay sameysay Filim Bollywood ah oo ahaa Mohenjdro kaaso ay la hogaamisay Super Star Hritik Roshan.

Sido kale aflaam dhowr ah oo koonfur ahna way kasoo muuqatay, hadaba waxaa la isla dhexmaray in Suldaan Mahesh Babu ay filim la keeni doonto.



Xidigtaan ayaa saxaafada mar fursad ku heshay suaalahana weydiisay, balse Pooja wey iska diiday inee ka hadasho mowduucaas.

Waxayna tiri ayadoo hadleyso,” waan kaxumahay, waqtigaan kama hadli karo wax kusaabsan filimkaas.”

Dabcan Pooja amar uma qabto in filimkaan aan wali xataa magac loo bixinin ay wareysi kabixiso, balse xiiso aye yeelan doonta marka ay shaashada la wadaagto Suldan Mahesh Babu.

Dhanka shaqada Pooja filimkeeda xiga waa DJ kaaso ay lasoo wado Stylish Actor Allu Arjun oo ay marki ugu horeysay la shaqeyneeso waxaana filimkaan la daawan doona jimcadan nagu soo foodleh oo ay taarikhdu ku began tahay 23 June 2017.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Pooja Hegde Wey Iska Diiday Inee Kahadasho Filimkeeda Xigi Doona Ee Ay La Hogaamin Doonto Mahesh Babu!!
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-24T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Pooja Hegde Wey Iska Diiday Inee Kahadasho Filimkeeda Xigi Doona Ee Ay La Hogaamin Doonto Mahesh Babu!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments