DAAWO MUUQAAL: C.maalik Coldoon oo Waraystay Gabadh ay Walaalo yihiin Wiil Lagu Garaacay Liibiya oo Xidhan

DAAWO MUUQAAL: C.maalik Coldoon oo Waraystay Gabadh ay Walaalo yihiin Wiil Lagu Garaacay Liibiya oo Xidhan


ADVERTISEMENTS
 Nuura Cawil aadan oo ku sugan magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer ayaa hadashay Waalkeed Axmed Cawil Aadan  oo ku xidhan dalka Liibiya, Islamarkaana kamid ah ahaa  dadkii dhowaan Muuqaalada laga duubay Iyagoo sida Xun loo Jidhdilayo

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Samo-fale Cabdimaalik Coldoon ayaa Waraystay Nuura oo kasoo Jeeda Qoys dan yar ah, Wuxuuna Bulshada ugu Baaqay inay gacan ka gaystaan sidii loo caawin lahaa Qoyskaa dhibaataysan.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO MUUQAAL: C.maalik Coldoon oo Waraystay Gabadh ay Walaalo yihiin Wiil Lagu Garaacay Liibiya oo Xidhan
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-12T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO MUUQAAL: C.maalik Coldoon oo Waraystay Gabadh ay Walaalo yihiin Wiil Lagu Garaacay Liibiya oo Xidhan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments