CUNTO U ROON DUMARKA IRMAANKA AH

CUNTO U ROON DUMARKA IRMAANKA AH


ADVERTISEMENTS
Dad badan ayaa ka sheegta caano yarida naaska, guud ahaan naagaha naasaha yaryar inta badan caanahooda way yar yihiin, waxaa caano badan haweenka naaska weyn leh, laakin waxaa jira waxyaalo badin kara caanaha hooyada waxaa ka mdi ah :
Biyaha, naagta nuujinayso ilmaha aad ayay ugu fiican yihiin biyaha, haweeneyda ilmaha nuujinayso waxaa laga rabaa marwalba inay haysato biyaheeda oo ay cabto had iyo jeer
biyaha nadiifka

biyo nadiif
Tuunta, toonta waxay kordhisaa caanaha naasaha, cuntada inay ku darsato ama inay iyadoo nool  cunto
waxtarka toonta
toon
Karootada, sidoo kale waxay kordhiya caanaha hooyada ilmaha nuujinayso karootada waa wax aad ugu fiican haweenka
jarjarka karootada
karootada
Mishmishka, geedakan wuxuu u fiican yahay naasaha iyo caanaha
mishmishka
mishmish
Bataatiga macaan, isagana caanaha ayuu badiyaa, haddii ay xaasku cunto
bataatiga macaan
bataati
Miraha sisinta, aad ayay ugu fiican yihiin dumarka irmaanka ah oo caruurta nuujiya
saliid sisin
sisin
Sanjabiisha, iyadana waxay ka mid tahay waxyaalaha kordhiya qolqolka canaha andhada
zanjabiil
sanjabiil
Xulbada, canaha ayay keentaa naskana way u roon tahay, sidoo kale naaska way weynaysaa
xulbo
xulbo
Yansonka, waa geed sida shaaha oo kale loo kariyo oo la cabo, aad buu ugu roon yahay caanaha naagaha

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: CUNTO U ROON DUMARKA IRMAANKA AH
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-20T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
CUNTO U ROON DUMARKA IRMAANKA AH



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments