CAYILKA MAXAA U KEENO JIRKA

CAYILKA MAXAA U KEENO JIRKA


ADVERTISEMENTS
Cayilka dad badan ayaa raadiyo, dadna way ka soo horjeedaan oo way la dagaalamaan, bulshada soomaaliya cayilka ayay qiimaysaa, qofka caataha ah waxaa loo arkaa inay gaajo hayso, caatanimadan inay u keentay cunta la'aan, dalal kale ka mid wadamada reer galbeedka iyo aasiya sida ay u badan yihiin waxay aaminsan yihiin in cayilka uu yahay cudur caatanimadan inay tahay caafimaad, hadaba maxaa fiican inaad ahaato?

qofka waxaa haboon inuu jirkiisa dhexdhexaad ahaado, haddii aad caato daran noqoto waxay tilmaamaysaa taas in jirkaaga vitamiinada qaar ay ka maqan yihiin, marka jirrooyinka kaama baxaan mar kasta weerar ayay kugu haynayaan, sidoo kale marka aad buuran tahayna waxaa kuu imaanayo jirroiyin sida sokorta iyo wadnaha, maxaayeelay baruurta ayaa waxay fariisanaysaa xididaha dhiigga qaadaya jidadkooda, qofka caafimaadkiisa wuxuu ku jiraa inuu caato daranna ahayn iyo imuusan ahayn mid si xoog u buuran oo shilis ah, arimaha waxaa ugu fiican dhexdhexaadka, sidoo kale raga iyo dumarka waa inay dhexdhexaad ahaadaan, hadaba  sideed u cayili kartaa haddii aad caato tahay, maxaa keei kara buurnaanta?


  • marka hore naso
  • cunto nafaqo leh cun
  • furuudka badso
  • calooshaada ha socoto
  • biyaha cabidooda badso
  • dhafaridda iska jooji

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: CAYILKA MAXAA U KEENO JIRKA
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-20T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
CAYILKA MAXAA U KEENO JIRKA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments