BUSBUSKA WAA MAXAY CHICKEN POX

BUSBUSKA WAA MAXAY CHICKEN POX


ADVERTISEMENTS
Cudurkan waa jirro fayras ka dhasha oo laysku daarto wuxuu ku dhacaa maqaarka iyo xuubka gudaha iyo afka gudihiisa,  wuxuuna wataa cuncun ,waxaan lagu macaabaa Afka carabiga  الحُماق     ama  عنقز   ama الجُدَيْري  ama جدري الماء afka english waxaa lagu dhahaa Chicken pox, inta badan caruurta ayuu ku dhacaa qofka uu ku dhacana kuma soo laabto wuxuu wataa qandho yar maalmaha uu cusub yahay, waxaa loo adeegsadaa daawooyin loogu talaggalay oo aad ka heli karto farmashiyaha

kahatar ma  laha inta badan, wuxuu khatar noqon karaa marka ilmaha uu neefoon waayo ama jirkiisa bukado

dadka uu ku adag yahay oo uu khatar u keeni karo waa :-


Naagaha uurka leh
Ilmaha hadda dhashay
Dadka jirkooda aan difaac lahayn

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: BUSBUSKA WAA MAXAY CHICKEN POX
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-20T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
BUSBUSKA WAA MAXAY CHICKEN POX



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments