Wasaaradda Boostada iyo Teknoolijiyada oo digniin ka soo saartay weerarada Internet-ka

Wasaaradda Boostada iyo Teknoolijiyada oo digniin ka soo saartay weerarada Internet-ka


ADVERTISEMENTS
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii u horeysay war ka soo saartay weerarada dhinaca Internet-ka ee lagu qaaday illaa 150 dal, taasoo ay xustay in uu xataa saameyn karo Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Boostada, Isrgaasiinta iyo Teknoolijiyada ayaa shacabka uga digtay khatarta Virus-ka ku sii fidaya Adduunka.

Waxaa lagu tilmaamay in Virus-kan uu yahay kii ugu saameynta badnaa, kaasoo gaaray illaa 150 dal.


Meelaha laga soo sheegay Viruska ee ugu dhow Soomaaliya ayaa ka mid ah dalka Kenya oo deris nala ah, sida lagu yiri qoraalka.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wasaaradda Boostada iyo Teknoolijiyada oo digniin ka soo saartay weerarada Internet-ka
Posted by:galmada Net
Published :2017-05-17T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wasaaradda Boostada iyo Teknoolijiyada oo digniin ka soo saartay weerarada Internet-ka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments