Waxaan Arkay Gabadhaan Jeclaa Oo Galmo La Sameyneysa Aabahey (Dhacdo Qariib Ah)

Waxaan Arkay Gabadhaan Jeclaa Oo Galmo La Sameyneysa Aabahey (Dhacdo Qariib Ah)


ADVERTISEMENTS
Waxaan arkay gabar 18 jir ah oo aan saaxib iyo jaceyl wadaag ahaayeen oo galmo la wadaageysa aabahey.

“Magaceygu waa Peter,waxaan ahay 23 jir ,waxaan anigu jeclaa gabar 18 jir ah ,waxaan jeceylka wadnay mudo labo sano ah ilaa hada, waxaa ay aheyd mid ad ii daryeesha iina jecel.

“Waxa ay ii sheegtay iney tahay bikro, waxaan ku heshiinay inaan galmada bilaawno guurka kadib.

“Waxaan diirada saareynay kaliya waxbarashadeena, gurigeena ayey imaan jirtay waqti kasta waxaana wada jooga guriga aniga ,aabahey iyo labo gabadhood oo ila dhalatay.

“Horanti asbuucan aniga iyo walaashey ayaa aadnay safar yar,markii aan kusoo laabtay guriga waxaan arkay gabadhi aan jeclaa oo aabahey sariir la jiifta oo galmo la wadaageysa.

“Waxaa ay aheyd arin laga cabsado iyo qaracan.


“Maalin kasta aabahey waa iga ceyrin jiray guriga laakiin shakigaas ma qabin , waxaan la yaabay markii la iga ceyriyo guriga waa isoo wici jirtay si ay ii weydiiso meesha aan joogo laakiin iima imaan jiray,dabcan hada ayaan ogaaday iney guruiga aadi jirtay markii la isoo ceyriyo,


“Hada ma aqaano waxa aan sameeyo, aabahey kadib gabadhaan inaan ka tago jaceylkeeda iyo inaan xiriirkeeda sii wado.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waxaan Arkay Gabadhaan Jeclaa Oo Galmo La Sameyneysa Aabahey (Dhacdo Qariib Ah)
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-01T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waxaan Arkay Gabadhaan Jeclaa Oo Galmo La Sameyneysa Aabahey (Dhacdo Qariib Ah)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments