Fatima Sana Shaikh Oo Tijaabo Laga Qaaday Si Atariisho Ugu Noqato Filimka Aamir Khan Ee Thugs of Hindostan

Fatima Sana Shaikh Oo Tijaabo Laga Qaaday Si Atariisho Ugu Noqato Filimka Aamir Khan Ee Thugs of Hindostan


ADVERTISEMENTS
Aamir Khan filimkiisa xiga waa Thugs of Hindostan waana mashruuc weyn laakiin Filimkaan ayaa ilaa hada loo raadinaaya atariishada sameyn laheyd.

Waxaana loola xariiriyay Atariishooyinka Alia Bhatt, Shraddha Kapoor Kriti Sanon Fatima Sana Shaikh iyo Sara Ali Khan ugu danbeyn waxaa filimkaan la hadal haaya in atariisho ka noqan doonto Fatima oo sanadkii hore kusoo caan baxday filimka Dangal ee Aamir Khan gabadhiisa ku matalaysay.

Atariishadaan ayaana laga soo bandhigay sawir si qarsooni ah loo soo xaday waana tijaabo atariishadaan laga qaaday si ay atariisho ugu noqoto filimka Thugs of Hindostan laakiin ilaa hada lama xaqiijinin in filimkaan atariisho ka noqan doonto.



Fatima ayaa sawirka si geesi ah u gashay iyadoo qaab ahaan u eg qof dagaal yahaan ah seefna wey wadataa Hadii Fatima filimkaan loo magacaabo mar kale ayay sameyn doona filim weyn oo hogaamiye ka yihiin Aamir Khan Iyo Amitabh Bachchan.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fatima Sana Shaikh Oo Tijaabo Laga Qaaday Si Atariisho Ugu Noqato Filimka Aamir Khan Ee Thugs of Hindostan
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-17T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fatima Sana Shaikh Oo Tijaabo Laga Qaaday Si Atariisho Ugu Noqato Filimka Aamir Khan Ee Thugs of Hindostan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments