fariimo warqad Jaceyl :- Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga

fariimo warqad Jaceyl :- Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga


ADVERTISEMENTS
Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga, dhiiga halbowlaheyga kala shubaayo ayaana sida biyaha aad quudataa mana jirto cid kula waraabeysa.

Sida ileyska ayaad wadnaha iiga abaartay sidaas oo ay tahay ma tihid mid sida ileyska qoraxda waayo ma gubeysid wadnaheyga aad dhex qaaday ee waxaad iftiin siineysaa wadna mugdi ahaa adiga hortaa.

Markaan ku jeclaaday ayaan nafteyda weydiiyay waa kuma cidaan aad jeclaactay waxeyse iigu jawaabtay waa ileys aan dameyn, waa wadne ooyaya marka wadnahaagu ooyo misana farxaya markaad faraxdo.



Waxaan ogaaday in jaceylku uu amaanno yahay markaas ayaan jaceylkeena waxaan giliyay qasnad waxaan ka cabsaday in furaha layga xado, hadana waxaan giliyay god waxaana ka baqay in cid kale ay faagato , xayaati.com,balse markii dambe waxaan ku giliyay Qalbigeyga waayo waxaan ogaaday in halkaas cidna kaa gaari Karin.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: fariimo warqad Jaceyl :- Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-11T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
fariimo warqad Jaceyl :- Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments