DAAWO”’ Al Shabaab Oo Si Naxdin badan U Dilay Wiil Sheegtay in uu Qaniis Yahay Muqaal Xaafada Dayniile ee Muqdisho iyo SNTV oo Warbixin………

DAAWO”’ Al Shabaab Oo Si Naxdin badan U Dilay Wiil Sheegtay in uu Qaniis Yahay Muqaal Xaafada Dayniile ee Muqdisho iyo SNTV oo Warbixin………


ADVERTISEMENTS
Kooxda alshabaab ayaa si arxan dari ah ugu dishay suuqa degamada xamarweyne ee magaalada muqdisho wiil dhalinyaro ah kaas oo todobaadkii hore sheegtay in uu yahay qaniis ama laga roone.


hadba sidaad u taqaan falkaan dilka ah ayaa waxaa geestay laba wiil oo ku hubeeysan baastoolado kadibna isga cararay goobtii ay dilka ka geesteen wiilkaan ayaa muuqaalkiisa waxaa maamihii dambe lagu arkayay baraha



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA



bulshada hadaba hoos ka daawo falkaan wuxuushnimada ah iyo wiilkii oo hadlaya isagoo ku faanaya qaniis nimo.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO”’ Al Shabaab Oo Si Naxdin badan U Dilay Wiil Sheegtay in uu Qaniis Yahay Muqaal Xaafada Dayniile ee Muqdisho iyo SNTV oo Warbixin………
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-18T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO”’ Al Shabaab Oo Si Naxdin badan U Dilay Wiil Sheegtay in uu Qaniis Yahay Muqaal Xaafada Dayniile ee Muqdisho iyo SNTV oo Warbixin………



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments