Xiriir Kastoo Jaceyl ah Waxaa Lagama Maarmaan U ah In Laga Helo Labadaan Arimood..

Xiriir Kastoo Jaceyl ah Waxaa Lagama Maarmaan U ah In Laga Helo Labadaan Arimood..


ADVERTISEMENTS
 Inkastoo aysan sahal ahyn inaad ka been sheegto haasaawaha Jaceylka hadana waxaan jeclahay inaan kugu biiriyo 2 qodob oo kaa saacidaya inaad Xariirkaaga kaga guul gaarto. -) NAXARIIS JOOGTA AH :

Waxaa labada lamaane lama huraan u ah ineey naxariis isa dareen siiyaan kuwaasoo is dhimrintoodu caawimaad u noqon doonto in uu Xariirkaagi Nagaado. -)

KALSOONI : labada lamaane waxaa u muhiim ah ineey kalsooni labada dhinacba ka kala helaan si xariirkoodu u nagaado , Kalsooni ma noqoto tan afka la iska dhaho waan kugu kalsoonahay. 

Kalsoonida waa mida qalbiga ku timaad waxaadna ogaan kartaa in Lamaankaagu kugu kalsoonyahay marka aad gaarsiisantahay heer uu iska hilmaamo Shaki uu naftaada ka qaado. 



Naf walbo waxa ay ogtahay waxa u roon iyo dhibka waxa u keeni kara , waxaana wanaagsan inaad mar walbo ku dadaasho qancinta lamaankaaga iskana ilaaliso wax walboo isku dhac keena





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Xiriir Kastoo Jaceyl ah Waxaa Lagama Maarmaan U ah In Laga Helo Labadaan Arimood..
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-23T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xiriir Kastoo Jaceyl ah Waxaa Lagama Maarmaan U ah In Laga Helo Labadaan Arimood..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments