Sheekh Shariif oo war ka soo saaray Saddex arrin oo ka jirta Soomaaliya (Video)

Sheekh Shariif oo war ka soo saaray Saddex arrin oo ka jirta Soomaaliya (Video)


ADVERTISEMENTS
Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Saddex arrin oo dalka ka jirta kuwaasi oo u baahan in xilligaan laga gudbo, sidoo kalen waxa uu jeediyey baaq muhiim ah.

Sheekh Shariif ayaa ka hadlay musiibada dabkii shalay ka kacay Bakaaraha, waxaana uu sheegay iney ahayd arrin ay aad uga naxeen, isaga oo Alle uga baryeye ganacsatadaasi inuu siiyo bedel kheyr leh.

Waxa uu ka hadlay Dagaallada ka socda Shabellaha dhexe ee qaab qabiilka u abaabulan, wuxuuna ku baaqay in dagaalladaasi la damiyo, islaamarkaana wada hadal la galo.



Sheekh Shariif ayaa sidoo kale soo hadal qaadey arrinta ku aadan abaarta dalka ka jirta, isaga oo shacabka, dowladda dhexe iyo beesha caalamka ugu baaqay in loo gurmado dadka Soomaaliyeed.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sheekh Shariif oo war ka soo saaray Saddex arrin oo ka jirta Soomaaliya (Video)
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-01T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sheekh Shariif oo war ka soo saaray Saddex arrin oo ka jirta Soomaaliya (Video)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments