Sawiro U Gaar Ah Karan Labadiisa Caruur Mataanaha Ah Oo Isbitaalka Laga Soo Bixiyay

Sawiro U Gaar Ah Karan Labadiisa Caruur Mataanaha Ah Oo Isbitaalka Laga Soo Bixiyay


ADVERTISEMENTS
 Ugu dambeyntii filim sameeye Karan Johar labadiisa caruur mataanaha ah ayaa laga soo saaray isbitaalkii ay ku jireen madaama xanaano gaar ah la siinayay kadib markii ay ku dhashheen 7-bilood ama labo bilood ka hor xiligii loogu tala galay.

Karan Johar oo caruurtiisa Yash iyo Roohi kusoo dhaweenayo gurigiisa ayay saxaafada u suura gashay inay sawiro ka qaadaan balse sawiradaan ma ahan kuwo muuqaalka caruurta oo dhameestiran lagu soo bandhigay.

Karan Johar ayaa aad ugu faraxsan in caruurtiisa haatan xaalad ahaan soo kabteen sidoo kalena uu gurigiisa kusoo dhaweeyay halkaasna ay kula noolaan doonaan.

Karan Johar ayaa hadal heynta Bollywood-ka la wareegay horaantii bishii Febraayo markii labo caruur mataano ah loo dhalay ayadoo uusan wax guur ah galin waxaana loogu dhalay nidaamka loo yaqaan (Surrogacy) oo ah haweenay in bacriminta caruurta ka qayb qaadato ayadoo la guursanin 



kadibna uurka ku qaado marka ay dhashana ay caruurta iska wareejiso.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sawiro U Gaar Ah Karan Labadiisa Caruur Mataanaha Ah Oo Isbitaalka Laga Soo Bixiyay
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-31T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawiro U Gaar Ah Karan Labadiisa Caruur Mataanaha Ah Oo Isbitaalka Laga Soo Bixiyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments