Naxariistani Waxay Ii Samaynaysaa Rajo” Islaantii Darbiga Warqada Ku Dhejisay..

Naxariistani Waxay Ii Samaynaysaa Rajo” Islaantii Darbiga Warqada Ku Dhejisay..


ADVERTISEMENTS
Waxay dariiqa sudhay warqad ay ku qortay “Waxa iga lumay 20 Dinaar , qofkii helaa ha ii keeno waxaan deganahay dabaqa iyo qolka No…waayo waxaan casho siisto ma haysto.!

Qof kastaa wuu akhriyaa waxaan uu yidha “ Allah ha u soo dhoweeyo”. Laakiin Qof ayaa markuu akhriyay dareenkiisu isbedely ka dibna wuxuu ugu tegay islaantii qolkeeda, isagoo sheeganaya inuu helay 20-kii Dinaar ee ka lumay si uu u siiyo.

Markii ay ka qaadatay ayay Islaantii oohin bilowday oo ku tidhi “ Wiilkaygiiyow aniga waxba igama lumin, laakiin, waxaan la yaabay dareenkaaga”. Baahidda ayaan sheegan kari waayay. Imika warqadda ogaysiiska ah meesha ka jar.



Waxayna tidhi “ Naxariistiinu waxay ii samaynaysa rajo, waxayna ii ogolaanaysa inaan dareemo quruxda dunida. Weliga qof baahan ha dhaafin adigoo qof  ladan ah. Sidaas ayay dad badani u aamusan yihiin iyagoo baahan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naxariistani Waxay Ii Samaynaysaa Rajo” Islaantii Darbiga Warqada Ku Dhejisay..
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-20T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naxariistani Waxay Ii Samaynaysaa Rajo” Islaantii Darbiga Warqada Ku Dhejisay..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments