layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo

layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo


ADVERTISEMENTS
Gudniinka fricooniga ayaa waxa uu sababaa in la gooyo gabi ahaanba xubinta loo yaqaano kintirka oo ah halka ay haweeneydo ka dareento raaxada xiliga galmada lagu guda jiro,taas oo haween fara badan dhibaato ku haayo oo aanan u raaxeysan karin sida haweenka kale ee aanan la gudin ee xubinta kintirka uu walli sidiisii ugu yaalo. Hadaba

HAALKAAN KA DAWO

dhaqtar u dhashay wadanka burkino faso ayaa waxaa uu soo ogaaday in xubinta kintirka uu dhirirkiisu la eg yahay 10 sentimitir ,oo ay banaanka u soo baxsantahay 23 sentimitir waxa ay dadka jaraana ay tahay kaliya inta banaanka u soo baxsan ,iyada oo inta badan xubinta kintirka ay gudaha ku jirto,

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-01T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments