Jennifer Lopez Caruurteeda Waxay Weydiisteen Inay U Sameyso Jadwal Ay Waqti Kula Qaadan Karto!

Jennifer Lopez Caruurteeda Waxay Weydiisteen Inay U Sameyso Jadwal Ay Waqti Kula Qaadan Karto!


ADVERTISEMENTS
 Gabadha heesaaga iyo jilaaga caanka isku ah Jennifer Lopez  ayaa waji gabac caruurteeda kala kulantay kadib markii ay weydiisteen inay u sameyso jadwal ay waqti kula qaadaneyso.

Jennifer Lopez  labadeeda cruur mataanaha ah sidoo kalena 9-jirka ah Max iyo Emme ayaa ka niyad jabsan in hooyadeed ay waqti u weysay aduunyo kalena ku mashquushay.

Jennifer Lopez  oo 47-jir ah waxay tiri “Caruurteyda ayaa todobaadkan iga codsadeen inaan kulan la qaato waxayna iga dalbadeen inaan soo dajiyo waqti aan iyaga siiyo madaama mashquuleyga batay”




“Caruurteyda waxay doonayaan inaan waqti tayo wanaagsan la qaato waana arin ay xaq u leeyihiin anigana waa inaan dib u saxaa jadwalkeyga an fadhinin oo shaqada la saaxiibka ah”
Dabcan Jennifer Lopez mashquulkeeda waa inay jadwal u dagsataa sidoo kalena farxada caruurteeda ka taliso marba hadii caruurteeda ka dalbadeen inay waqti wacan la qaatado hawlaheedana ay xadeesato.






ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Jennifer Lopez Caruurteeda Waxay Weydiisteen Inay U Sameyso Jadwal Ay Waqti Kula Qaadan Karto!
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-11T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Jennifer Lopez Caruurteeda Waxay Weydiisteen Inay U Sameyso Jadwal Ay Waqti Kula Qaadan Karto!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:00 PM and have 0 comments