Hadaad gus dheer leedahay ogoow in. . . .

Hadaad gus dheer leedahay ogoow in. . . .


ADVERTISEMENTS
Xarunta G-Spot ayaa ah mid ka mid ah goobaha ugu xaraarada badan dhanka kacsiga waana goob inta badan ragga aysan aqoon ama qaarkood aysan waligood maqal .

Goobtaas loogu magac daray G-Spot ah ayaa ah qeyb ka tirsan xubinta taranka haweenka waana goob yar oo ku taal meesha sedexaad ee ka sareysa darbiga hore ee xubinta haweenka waan meel aad u dareen badan marka la taabto .

Rag iyo dumar badan ayaan goobtaas qaarkood aqoon ama iska indha tira in ay raaxo waali leedahay , goobtaani aad ayay haweenka uga kacsadaan raaxo afka ay la qalashana waa ay ka helaan .

Goobtaan G -Spot loo yaqaan waxa ay ka kooban tahay xooga xidido u aruursan sida kubadii waxaan ka buuxa dareen waxa ayna afka xubinta haweenka ka fog tahay 4 ilaa 10 santi mitir waxa ayna ka soo horjeedaa kintirka .

Taabashada goobtaan waxa ay shabahdaa laab laabka ku jira dhanxananka sare ee afka marka aynu carabka ku taabaneyno dhabxananka.
Fiiro Gaar Ah : Carabkaada Ku Taabo Dhaxananka Sare Ee Afka Goobtaas G-Spot mararka qaar waxa ay soo deysaa dareero maadama ay u dhawdahay kaadi hayska ,waxa ayna dumarka qaarkii u maleyaan kaadi taasi oo keeneysa in ay diidaan in loo dhawaado balse xaqiiqda wax ay tahay waa uun dareero xita malaha wax shiir ah waxa uuna u nugul yahay in uu durbo qalalo .
Sidee Goobtaan G-Spot Ku Heli Karaa Oo Aan Ku Soo Saari Karaa .

Ragga ayaa aamisaneyn in helitaanka bartaas ay tahay mid sahal ah kaliya waxaa ninyahow aan xariifka aheyn lagaaga baahan yahay in aad usii diyaargaroowdo(Marxalada fara ka cayaarka , baashalka ka hor ) maxaa yeelay goobtaas ma soo muuqato in illaa haweeneydu ay ka gaarto kacsi ay la ooyso oo uu afka la qalalo .

Ninyahoow ogaaw goobtaas horay dareenkeeda kama kacayo sida kintirka ee waxa ay u baahan tahay xogaa daqiiqado .

Goobtaan waxa si weyn loogu kiciyaa cadaadis xoogaa dhex dhexdaad ah oo aad ku sameeyso malabyarwoga ama gacanta .

Goorma Ayaan Oganayaa In G-Spot Aan Kululeeyay( Meeshii La Rabay Gaarsiiyay).

G-Spot marka si weyn loo kiciyo waxa uu soo daayaa dheecaano yar markaas ayay gabarta u qaadaneysa in ay u baahan tahay in ay kaadi hayso oo waxa ay ku leedahay waan soo soo xaajoonayaa , waxaana muhiim ah in gabarto ay soo baneyso kaadi hayska ka hor kulanka macan ee sariirta.


Aqriste adna hanaga bakhiilin in aad like tiraahdo bogga alcarabiya ee facebook kaliya ku qor alcarabiya.com waxaa ku soo baxaya calamaadda alcarabiya .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Hadaad gus dheer leedahay ogoow in. . . .
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-03T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hadaad gus dheer leedahay ogoow in. . . .



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments