galmada uurka 9 biloodka ah

galmada uurka 9 biloodka ah


ADVERTISEMENTS
Haweenka badanaa ma helaan raaxo dhameestiran oo ay la giriirto ka dibna biya baxaan taasna waxaa ugu sabab ah in dareen ahaan aanay buuxin gabadha.

Daraasad la sameeyay ayaa lagu sheegay in 70% haweenka aysan helin macanka gariirka galmada taasina ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato .

Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay iyada .

Codka ninka waxaa xusid mudan in dareenka gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado kacsigeeda isaga oo codka xam-xam leh ugu sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula fara-cayaaro isaga oo xoogga saaraya goobaha ay ka kacsato waxa ay keeneysa in dhan-dhanka gariirka galmada hesho marka weerarka galmada uu bilaawdo .


Adeegsiga faraha iyo bishimaha adiga oo ku xoq-xoqaya goobaha dareenka badan ee gabarta ay ka kacsato waxa ay keeneysa in ay gariirka galmada ay hesho taasi oo ah midda aad u raaxo badan .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: galmada uurka 9 biloodka ah
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-17T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
galmada uurka 9 biloodka ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments