Erayo Jaceyl ah :- Dahab baa lagu Moodaa Hadduu Ruux ku Daawado Kaama daayo Eegmada…

Erayo Jaceyl ah :- Dahab baa lagu Moodaa Hadduu Ruux ku Daawado Kaama daayo Eegmada…


ADVERTISEMENTS
Erayo Jaceyl ah :- Dahab baa lagu Moodaa Hadduu Ruux ku Daawado Kaama daayo Eegmada…

Kulanti Wacan Aqristaa ku Dhoowaada Xubinti ay Allsiyaasad.com ugu Gaaryeeshay Lamaanaha Soomaaliyeed ee Jaceyl wadaaga ah in ay uga Faa’iideestaan Earayo Macaan iyo Geeraaro Xiiso leh ku waaso ay isku Diri karaan Xili kasta Gabar iyo Wiil intaba.


Dahab baa lag
u moodaa

Hadduu ruux ku daawado

Kaama daayo eegmada

Danihiisa wuu gabaa

Da’yar wacan inaad tahay

Dadkaan u sheegaa

Daliil looma baahna

Da’yartii qurxooneyd

Dadku eegi waayeen

Dahab la mood inaad tahay

Daah igama saarna

Dooq hadduu jiro

Da’yar loo qaadiyo

Dad kale uma qalmo

Doolar iyo diinaar

Inta hanti dunidaan taalo

Adigaa ka door roon

Damqashada jirkeygaan

Weli wuu dareemaa

Daacad wacan inaad tahay

Dadkoo dhan wey yaqaanaan.

Waxaan Kasoo maaanguurinay Buuga Fariimo Jaceyl


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Erayo Jaceyl ah :- Dahab baa lagu Moodaa Hadduu Ruux ku Daawado Kaama daayo Eegmada…
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-11T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Erayo Jaceyl ah :- Dahab baa lagu Moodaa Hadduu Ruux ku Daawado Kaama daayo Eegmada…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments