Dumarka Qaarkood Ayaa La ogaaday In Ay Xishood Dartii aysan dhag Jalaq u siin Hanaan Wanaaga Wasmada ee Sariirta Dusheeda.

Dumarka Qaarkood Ayaa La ogaaday In Ay Xishood Dartii aysan dhag Jalaq u siin Hanaan Wanaaga Wasmada ee Sariirta Dusheeda.


ADVERTISEMENTS
Dumarka qaarkood ayaa la ogaaday in ay xishood dartii aysan dhag jalaq u siin hanaan wanaaga wasmada ee sariirta dusheeda…..Nolosha Haboon ee Lamaanaha wadaagay guurka xalaasha ahi waxa ay ku wanaagsan tahay qanacsanaan dhan waliba haba ugu badnaato in Dumarka lagu qanciyo sheeko mug leh,labis heer sare ah, rajo gelin mustaqbal wanaagsan, iyo xaalada lagu tilmaamo dagaalka qabow ee ka dhaca sariirta dusheeda waana wasmada raaxada leh

Sariirta dusheeda nolosha lagu wadaago daraasad ayaa tilmaameysa in ay tahay gogoldhiga nolosha cusub

guurka sidoo kale waxa lagu tilmaamaab bandhig ay ku kulmaan labo jinsi oo lab iyo dhedig ah sida ku cad daraasad kale firaash wadaaga labada jinsi waxaa shukaanta u haya ragga walow ay daraasadu leedahay in dumarka leeyihiin sharaxaada iyo qurxinta ciyaarta oo door muhiim ku leh.


Dumarka qaarkii ayaa la ogaaday in ay xishood dartii aysan dhag jalaq u siin hanaan wanaaga galmada ee sariirta dusheeda, iyada oo ay ugu wacan tahay dhacdadaasi in ay u arkaan wax ceeb ah in laga hadlo ha yeeshee waxaa meesha ka baxa kaalinta ay ku leeyihiin ciyaarsiinta raggooda xalaasha ah.




Xishoodka oo astaan u ah haweenka soomaalida waa ifofaale muujineysa mid farxad gelineysa ragga soomaaliyeed waayo dumarka ugu xun waa tan aan xishoon oo aan ka sariigan waxyaabaha xunxun, laakiinse ragga ayaa waxaa la gudboon in ay xaasaskoodu furfuraan oo aysan xaajadu u noqon keligiis daneyste oo arrinku aanu noqon in dumarku yahay weel wax lagu shubto kaliya.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dumarka Qaarkood Ayaa La ogaaday In Ay Xishood Dartii aysan dhag Jalaq u siin Hanaan Wanaaga Wasmada ee Sariirta Dusheeda.
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-25T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka Qaarkood Ayaa La ogaaday In Ay Xishood Dartii aysan dhag Jalaq u siin Hanaan Wanaaga Wasmada ee Sariirta Dusheeda.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:00 PM and have 0 comments