Dumarka Gaab-gaaban qaabka loogu galmoodo

Dumarka Gaab-gaaban qaabka loogu galmoodo


ADVERTISEMENTS
Daraasad cusub oo lagu sameeyey dalka mareykanka ayaa sheegtay in dumara Gaa-gaaban ay ka hor helaan Raga dumarka dhaadheer ama ay kahor guursadaan isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin,
Hablaha gaagaab oo had iyo jeer qaata kabo cidhib dheer oo ay isku dheereeyaan yaa daraasadan oo lagu sameeyey jaamacadaha Harvord & Oxfod University ay sheegeen in dumarka gaa-gaaban ay uga nasiib badan yihiin dumarka dhaadheer helida Raga isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin,
Dr. Daniel Nettle oo ka tirsan jaamacada Open University ee dalka ingiriiska ayaa sheegay in sababta ay uga dhalmo bateen dumarka Gaa-gaaban kuwa dhaadheer inay tahay wakhtiga Caadadooda oo aad isugu dhow dhow,


Daraasadan ayaa lagu sheegay in dumarka dhaadheer ay kaga badan yihiin dumarka gaa-gaaban qaadida xanuunka Kansarka, Halka kuwa ga-gaaban ay kaga badan yihiin kuwa dhaadheer xanuunada wadno xanuunka.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dumarka Gaab-gaaban qaabka loogu galmoodo
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-13T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka Gaab-gaaban qaabka loogu galmoodo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments