Dumarka dareenkooda wax ka ogow -Sirta Nolosha

Dumarka dareenkooda wax ka ogow -Sirta Nolosha


ADVERTISEMENTS
iftineducation.com -  Waxaa suurta gal ah in haweeneydu jirkeeda dhan ay ka kacsato, hase ahaate waxaa sii jira haween meelo gaar ah ka kacsada, marka ragoodu u tagayaan.

Haweenka inta badan waxay ka kacsadaan, Carabka, Dhuunta, Calaacasha (Lugaha iyo gacmahaba), Dhagaha iyo xudunta, waxaa jira haween sidaa ka duwan.

Haweenkaas waxay kacsadaan marka ay galmo ama falgal ay sameynayaan uun, iyadoo haween kale iyana ay ka kacsadaan xubinta dumarka.

Balse ogow in Haweeney kasta ay dareen u gaar ah leedahay marka tan dumarka kale ay la wadaagto laga soo tago, dareenka kacsiga haweeneydana waa mid qaarkood ku abuuran iyo mid dumarku iska keenaan.


RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




Waxaa fiican in Ninka ragga ah uu ogaado meesha ugu wanaagsan ee xaaskiisa dareenkeedu aad uga kaco, maxaa yeelay haduusan ogeyn dhibaatooyin badan ayaa dhanka xaaskiisa kaga iman kara.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dumarka dareenkooda wax ka ogow -Sirta Nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-13T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka dareenkooda wax ka ogow -Sirta Nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments