DFS oo tababar u dirtay shaqaalihii la wareegi lahaa Hawada Soomaaliya ?

DFS oo tababar u dirtay shaqaalihii la wareegi lahaa Hawada Soomaaliya ?


ADVERTISEMENTS
 DFS oo tababar u dirtay shaqaalihii la wareegi lahaa Hawada Soomaaliya ?

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka dirtay Shaqaalihii la wareegi lahaa maamulka Hawada Soomaaliya, kuwaa oo Tababar ku soo Qaadan doona dalka Kenya.



Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac (Jangali) iyo Masuuliyiin kale ayaa dhalinyarada kulan Sagoontin ah ugu sameeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DFS oo tababar u dirtay shaqaalihii la wareegi lahaa Hawada Soomaaliya ?
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-01T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DFS oo tababar u dirtay shaqaalihii la wareegi lahaa Hawada Soomaaliya ?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments