Daawo Muqaal Shacabka Soomaaliland oo ay Abaartu ku qasabtey inay Cunaan Raashin nooc Cusub!!

Daawo Muqaal Shacabka Soomaaliland oo ay Abaartu ku qasabtey inay Cunaan Raashin nooc Cusub!!


ADVERTISEMENTS
Shacabka ku nool magaalooyinka maamulka Soomaaliland ayaa waxaa la sheegay inay Abaarta Jirta awgeed ay ku qasabtay dadka deegaanadaas inay bilaabeen cunitaanka raashin aan horey si aad ah looga cuni jirin deegaanadaas

Ka dib Abaaraha baaxada weyn ee ku dhuftey dalka Soomaaliya taas oo baabi'isay Xoolihii iyo dadkii ayaa waxaa la sheegayaa in magaalooyin ka mid ah maamulka Soomaaliland ay ka bilaabatey inay dadku Cunaan Kalluunka ama Maleyga arintaas oo ah mid ku cusub deeganadaas, Abaarta oo baabi'isay Geelii iyo Arigii ayaa arintaas waxay keentay inuu deegaanadaas uu ku yaraado helitaankii Hilibka iyadooa ay dadku bilaabeen inay Hilibkii ku badalaan cunista Kaluunka

Ugu dambeyntiina iyadoo degaanada Soomaaliland ay ku soo badatey cunitaanka hilibka Kaluunka ayaa arintaas waxay sababtay inay abuurmaan Shirkada badan oo ka howl galo soo saarinta Kalluunka si ay uga haqab tiraanka dadka baahidaas soo korortey ee aan horey u jirin oo ay keentay abaarta iyadoona magaalooyinka maamulkaas lagu arkaayo maqaaxiyooyin badan oo lagu iibiya Kaluunka oo ku soo kordhay islamarkaana ay dadku si aad iyo aad ah ay u soo buux dhaafiyaan.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Muqaal Shacabka Soomaaliland oo ay Abaartu ku qasabtey inay Cunaan Raashin nooc Cusub!!
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-21T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Muqaal Shacabka Soomaaliland oo ay Abaartu ku qasabtey inay Cunaan Raashin nooc Cusub!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments