Daawo Dalmaryare oo markaan ula cayaaraya fanaanad caan ah sida salmaankhaan heestii qiyaas

Daawo Dalmaryare oo markaan ula cayaaraya fanaanad caan ah sida salmaankhaan heestii qiyaas


ADVERTISEMENTS
Fanaanka Caanka ah ee dalmar yare iyo Fanaanad caan  ayaa soo Saaray muuqaal yaab leh iyo hees Cusub oo loogu magac Daray Qiyaas.
Heeskaan oo Erayadiisa iyo Qaabka loo Qaadayba ay dad badan soo Jiiteen, ayaa hadana waxaa Bulsho badan ay Ka Cadhootay kadib markii Labadana Fanaan si Kabaxsan Dhaqanka Isugu dhageen iyadoo waliba muuqaal laga duubayo, Halka heeskana ay ku jiraan Erayo yaab leh.

DAAWO MUUQAALKA GUJI


Dad badan ayaa qaba in Fanka soomaalida uu maalinba maalinta ka danbaysa meel Xun kasii dhacaayo ee Bal nala daawo Waxa meesha ka dhacay


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Dalmaryare oo markaan ula cayaaraya fanaanad caan ah sida salmaankhaan heestii qiyaas
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-09T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Dalmaryare oo markaan ula cayaaraya fanaanad caan ah sida salmaankhaan heestii qiyaas



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments