3da Sabab Ee Loodaawan Doono Filimka Taxanaha Ah Ee Golmaal Qeybtiisi Afaraad!!

3da Sabab Ee Loodaawan Doono Filimka Taxanaha Ah Ee Golmaal Qeybtiisi Afaraad!!


ADVERTISEMENTS
Sanadii 2006 waxaan daawanay qeybtii koowaad ee filimkaan qosolka badan kaaso qeybtiisi koowad loogu magacdaray Golmaal Fun Unlimited, waxaana dhamaan filimkaan taxanaha ah hogaamiye ka ah Super Star Ajey Devgan oo uuna director kayahay dhamaan filimkaan qeybihiisa kala duwan Rohit Shetty.



qeybtiisa 2-aad wuxuu soobaxay sanadii 2008 waxaana loogu magac daray Golmaal Returns, markale ayee isla shaqeyeen Rohit Shetty iyo Ajey Devgan waxayna sanadkii 2010 layi,aaden Golmaal 3 kaasoo Blockbuster weyn noqday,kaasoo taagerayasha hader sugayaan qeybtiisii afaraad looguna magacdaray Golmaal Again.

Golmaal Again waxaa duubis lagu bilaaway maanta, waxaana hogaaminayaan Ajey Devgan, Arshad Warsi, Tushar Kapoor, Parineeti Chopra, Tabu iyo kuwo kaloo badan.

hadaba waxaa jiraan sedex siyaabod oo daawadayasha aadka ugu sugayaan filimkaani.



Ajey Devgan Iyo Rohit Shetty Oo Dib U Midoowayaan:

labadaan awoodaa badan waxay guud ahaan wada sameyeen 9 filim kaliya 2 filim ayaa Box Officeka guulo waaweyn ka gaarin.waxaan wada ognahay awooda labadan xidig hade kulanto in filimkooda uu Blockbuster noqon doona ayaana lafilaa, uuna jabin doono iskoorkii filimkoodi Singham Returns dhigay.



Jilayaalka Filimka Oo La Kordhiyay:

filimkaan waxaa lagusoo kordhiyay Parineeti Chopra, Tabu iyo Neil Nitin Mukesh.

dhamaanteen waxaan wada sugeyna Tabu oo shaashada qosol kusameyn doonto kadib sanado badan oo ay shaashada ka maqneed.



Filimkaan Oo Ah Mid Daawadayasha aad uxiiseyan maadama uu gabi ahaantisaba yahay qosol iyo shactiro badan ayaa ah mida ugu weyn ee loogu daawasha tagi doono.

Golmaal waa filim taxanoah oonaa aad Comdey u ah qosol kaama dhamado daawashada filimkaan  sida filimda Hera Pheri iyo Housefull.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 3da Sabab Ee Loodaawan Doono Filimka Taxanaha Ah Ee Golmaal Qeybtiisi Afaraad!!
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-12T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
3da Sabab Ee Loodaawan Doono Filimka Taxanaha Ah Ee Golmaal Qeybtiisi Afaraad!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments