Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya


ADVERTISEMENTS
magacaygu waa ahlaam waxaan ahay 18 jir waxaan jecelahay qof isaguna ii jecel si kadaran sidaan u jecelahay mudo sadex sano ah wuxuu isoo bandhigtey guur anigana waxaan ka cabsanayaa 

walidkeey waayo hooyadeey waxaan ka dareemaaa diidmo iyo kalsooni daro ka dhan ah wiilkaas hadii aan u

 bandhigo go.aan kasoo ah guur waxaan ka cabsanaaya ineey diidaan waayo waa qof yar waxayna moodayaan inaanu 

masuuliyad iga qaadi arin isaga da.diisu 

waa 20 jir marka ila taliya asxaabeeyuuu


Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-21T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments