Wasiirka Amniga Gudaha dalka Maraykanka John Kelly ayaa sheegay in ay dhici karto in dalal hor leh lagu daro wadamada 7-da ah ee muwaadiniintooda laga xayiray inay tagaan dalka Maraykanka. John Kelly oo ka hadlayay amarada lagu xayiray dadka ka soo jeeda dalalka Iran, Iraq, Libya, Somalia, Sudan, Syria iyo Yemen ayaa sidoo kale sheegay in ay dhici karto in wadamada guuldareystey waqti aan dhamaad lahayn laga joojiyo muwaadiniintooda in ay yimaadaan dalka Maraykanka. “Qaar ka mid ah dalalka haatan xayiraada lagu soo rogay waxaa dhici karta in aan waqti dhow laga saarin liiskaas,haddii ay yihiin dalal guuldareystey,”ayuu Kelly ka sheegay shir jaraa’id. Jahawareer ayaa ka dhashay fulinta amarada uu soo rogay Madaxweynaha Maraykanka iyadoo garoomada qaarkood lagu celiyay dad haysta degenaansho sharci ah,arday iyo duuliyaal Ciraaqiyiin ah oo ku tababaranayay dalka Maraykanka si ay u ilaaliyaan ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka Ciraq. Wasiirka Amniga Gudaha Maraykanka ayaa hase ahaatee sheegay in dadka haysta labo baasaboor kana soo jeeda mid kamid ah wadamada xayiraada lagu soo rogay uu ku geli karo Maraykanka baasaboorka aan xayiraada saarnayn. Amarka ka soo baxay Madaxweyne Trump ayaa xitaa shirkadaha diyaadaha qaarkood waxa ay go’aansadeen inaysan u oggolaan diyaaradahooda dadka ka soo jeeda wadamada 7-da ah oo Soomaaliya ay ka mid tahay marka ay dul marayaan wadanka Maraykanka. Muwaadin asalkiisu Soomaali yahay balse haysta Baasaboorka dalka Canada oo doonayay inuu ka raaco magaalada Toronto diyaarad ay leedahay shirkada Air France kuna sii jeeday magaalada Paris,taasoo dul mari lahayd dalka Maraykanka ayaa loo sheegay inuusan raaci karin diyaaradan maadaama ay dul marayso dalka Maraykanka. Dowlada Maraykanka ayaan sharciga ay ku soo rogtay xayiraada toddobada dal ku sheegin aysan muwaadiniinta ka soo jeeda dalalkaas aysan dul mari karin hawada dalka Maraykanka.

ADVERTISEMENTS
Pierre-Emerick Aubameyang netted his 17th Bundesliga goal of the season Saturday as Borussia Dortmund’s 1-0 win over flu-hit RB Leipzig left Bayern Munich four points clear at the top.

Aubameyang remains two goals ahead of Bayern hot-shot Robert Lewandowski in the race to be the German league’s top scorer thanks to his superb first-half winner.

The Gabon striker headed home after teenage French winger Ousmane Dembele ghosted past two RB defenders down the right wing and crossed for Aubameyang to head home unmarked on 35 minutes.

Leipzig made Dortmund work for the win as Germany winger Marco Reus squandered two of Dortmund’s four clear second-half chances.

“We won the game, that’s what counts,” a relieved Reus told Sky.

“We put up a good fight, it was a very aggressive game and the win is okay.”

There was drama in added time as Leipzig sub Federico Palacios Martinez, making his Bundesliga debut, put the ball in Dortmund’s net, but was flagged for a marginal offside.

Leipzig struggled without top-scorer Timo Werner, midfielder Diego Demme and striker Marcel Sabitzer, who all have flu, while playmaker Emil Forsberg was suspended.

The result lifted Dortmund from seventh to third, eight points behind Leipzig, who are four adrift of Bayern after Carlo Ancelotti’s Bavarians had earlier drawn 1-1 with Schalke in Munich.

Lewandowski’s deft chip gave Bayern an early lead at the Allianz Arena before Schalke defender Naldo drilled home a free-kick on 13 minutes to level.

Captain Philipp Lahm made his 500th appearance for Bayern, who had to work for their point.

“It was a tough game because Schalke played well,” said Ancelotti.

“We started well, but were not so compact and our lines between the midfield and defence were too far apart from one another.

DORTMUND, GERMANY - FEBRUARY 04:  Pierre Emerick Aubameyang (L) of Dortmund scores over Peter Gulacsi, goalkeeper of Leipzig the opening goal during the Bundesliga match between Borussia Dortmund and RB Leipzig at Signal Iduna Park on February 4, 2017 in Dortmund, Germany.  (Photo by Lars Baron/Bongarts/Getty Images)
DORTMUND, GERMANY – FEBRUARY 04: Pierre Emerick Aubameyang (L) of Dortmund scores over Peter Gulacsi, goalkeeper of Leipzig the opening goal during the Bundesliga match between Borussia Dortmund and RB Leipzig at Signal Iduna Park on February 4, 2017 in Dortmund, Germany. (Photo by Lars Baron/Bongarts/Getty Images)

“We could only increase the pressure slightly at the end, but it was not enough.”

Bayern made a bright start by taking the lead after nine minutes.

Arturo Vidal threaded a pass to Lewandowski and the Poland striker lifted his shot over Schalke goalkeeper Ralf Faehrmann.

But Schalke kept their composure and equalised four minutes later when Naldo hammered a free-kick past Bayern goalkeeper Manuel Neuer.

It completed the scoring, but both sides squandered clear first-half chances as Schalke striker Guido Burgstaller hit the crossbar, just like Lewandowski did at the other end.

This was a tight, bruising encounter as Schalke fought hard for the point which left them 11th.

“Our plan would have worked out 100 percent if we’d won, but we can be very happy and can live with the point,” said a delighted Schalke coach, Markus Weinzierl.

Hoffenheim, the last team in a top European league to lose their unbeaten record last weekend, are fourth after their 4-0 hammering of Mainz at home.

Midfield playmaker Sebastian Rudy’s long pass was chested down by striker Mark Uth, who drilled home his shot with five minutes gone to put Hoffenheim 1-0 up.

Midfielder Marco Terrazzino headed their second nine minutes from time with replacement striker Adam Szalai then scoring two goals off the bench against his old club.

Hertha moved up to fifth with a 1-0 win at home to strugglers Ingolstadt as Japan midfielder Genki Haraguchi scored the winner after just a minute at Berlin’s Olympic Stadium.

Cologne are sixth following their 1-0 win at Wolfsburg thanks to Anthony Modeste’s second-half penalty, having been fouled by Wolves goalkeeper Diego Benaglio in the area.

Borussia Moenchengladbach picked up their second straight win with a 3-0 victory at home to Freiburg courtesy of goals from captain Lars Stindl, striker Raffael and winger Patrick Herrmann to go tenth.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wasiirka Amniga Gudaha dalka Maraykanka John Kelly ayaa sheegay in ay dhici karto in dalal hor leh lagu daro wadamada 7-da ah ee muwaadiniintooda laga xayiray inay tagaan dalka Maraykanka. John Kelly oo ka hadlayay amarada lagu xayiray dadka ka soo jeeda dalalka Iran, Iraq, Libya, Somalia, Sudan, Syria iyo Yemen ayaa sidoo kale sheegay in ay dhici karto in wadamada guuldareystey waqti aan dhamaad lahayn laga joojiyo muwaadiniintooda in ay yimaadaan dalka Maraykanka. “Qaar ka mid ah dalalka haatan xayiraada lagu soo rogay waxaa dhici karta in aan waqti dhow laga saarin liiskaas,haddii ay yihiin dalal guuldareystey,”ayuu Kelly ka sheegay shir jaraa’id. Jahawareer ayaa ka dhashay fulinta amarada uu soo rogay Madaxweynaha Maraykanka iyadoo garoomada qaarkood lagu celiyay dad haysta degenaansho sharci ah,arday iyo duuliyaal Ciraaqiyiin ah oo ku tababaranayay dalka Maraykanka si ay u ilaaliyaan ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka Ciraq. Wasiirka Amniga Gudaha Maraykanka ayaa hase ahaatee sheegay in dadka haysta labo baasaboor kana soo jeeda mid kamid ah wadamada xayiraada lagu soo rogay uu ku geli karo Maraykanka baasaboorka aan xayiraada saarnayn. Amarka ka soo baxay Madaxweyne Trump ayaa xitaa shirkadaha diyaadaha qaarkood waxa ay go’aansadeen inaysan u oggolaan diyaaradahooda dadka ka soo jeeda wadamada 7-da ah oo Soomaaliya ay ka mid tahay marka ay dul marayaan wadanka Maraykanka. Muwaadin asalkiisu Soomaali yahay balse haysta Baasaboorka dalka Canada oo doonayay inuu ka raaco magaalada Toronto diyaarad ay leedahay shirkada Air France kuna sii jeeday magaalada Paris,taasoo dul mari lahayd dalka Maraykanka ayaa loo sheegay inuusan raaci karin diyaaradan maadaama ay dul marayso dalka Maraykanka. Dowlada Maraykanka ayaan sharciga ay ku soo rogtay xayiraada toddobada dal ku sheegin aysan muwaadiniinta ka soo jeeda dalalkaas aysan dul mari karin hawada dalka Maraykanka.
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-06T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wasiirka Amniga Gudaha dalka Maraykanka John Kelly ayaa sheegay in ay dhici karto in dalal hor leh lagu daro wadamada 7-da ah ee muwaadiniintooda laga xayiray inay tagaan dalka Maraykanka. John Kelly oo ka hadlayay amarada lagu xayiray dadka ka soo jeeda dalalka Iran, Iraq, Libya, Somalia, Sudan, Syria iyo Yemen ayaa sidoo kale sheegay in ay dhici karto in wadamada guuldareystey waqti aan dhamaad lahayn laga joojiyo muwaadiniintooda in ay yimaadaan dalka Maraykanka. “Qaar ka mid ah dalalka haatan xayiraada lagu soo rogay waxaa dhici karta in aan waqti dhow laga saarin liiskaas,haddii ay yihiin dalal guuldareystey,”ayuu Kelly ka sheegay shir jaraa’id. Jahawareer ayaa ka dhashay fulinta amarada uu soo rogay Madaxweynaha Maraykanka iyadoo garoomada qaarkood lagu celiyay dad haysta degenaansho sharci ah,arday iyo duuliyaal Ciraaqiyiin ah oo ku tababaranayay dalka Maraykanka si ay u ilaaliyaan ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka Ciraq. Wasiirka Amniga Gudaha Maraykanka ayaa hase ahaatee sheegay in dadka haysta labo baasaboor kana soo jeeda mid kamid ah wadamada xayiraada lagu soo rogay uu ku geli karo Maraykanka baasaboorka aan xayiraada saarnayn. Amarka ka soo baxay Madaxweyne Trump ayaa xitaa shirkadaha diyaadaha qaarkood waxa ay go’aansadeen inaysan u oggolaan diyaaradahooda dadka ka soo jeeda wadamada 7-da ah oo Soomaaliya ay ka mid tahay marka ay dul marayaan wadanka Maraykanka. Muwaadin asalkiisu Soomaali yahay balse haysta Baasaboorka dalka Canada oo doonayay inuu ka raaco magaalada Toronto diyaarad ay leedahay shirkada Air France kuna sii jeeday magaalada Paris,taasoo dul mari lahayd dalka Maraykanka ayaa loo sheegay inuusan raaci karin diyaaradan maadaama ay dul marayso dalka Maraykanka. Dowlada Maraykanka ayaan sharciga ay ku soo rogtay xayiraada toddobada dal ku sheegin aysan muwaadiniinta ka soo jeeda dalalkaas aysan dul mari karin hawada dalka Maraykanka.

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments